Dowlada Somalia oo Canshuur cusub kusoo rogtay Shacabka Muqdisho (Akhriso Cadeyn)

Cabdiraxmaan Bayle wasiirka maaliyadda ee Dowladda Somalia wuxuu wali wadaa inuu kordhiyo canshuurta lagga qaaddo dadka ku nool hal-magaalo (Muqdisho), horta immisa magaallo ayuu wasiir u yahay ?. Dadka caasimadda ku nool in cashuur laggu kordhiyo ma diidana laakiin midii hore loogga qaadi jiray wax ma loogu qabtaa?, lacagta Muqdisho kasoo xaroota 15% ayaa laggu … Continue reading Dowlada Somalia oo Canshuur cusub kusoo rogtay Shacabka Muqdisho (Akhriso Cadeyn)